HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
5371
Fartuun Birimo: Boqorada Niikada [ Daawo ]
2011-05-11 15:32:59


Fanaanada Soomaliyeed ee  Fartuun Ahmed Sahal oo Fartuun Birimo loo yaqaano ayaa waxaa waayahan waxaa ay soo bandhigtay Qoob ka ciyaar nooca niikada ah oo ay ku larto heesaheeda xiliga ay Masraxa sida tooska ah u saarantahay taasoo ah mid ay Fartuun gaar u leedahay iyadoo si waali ah xergaha usoo goosa...ta markii maqasho Muusica Heesaha lagu cayaaro oo ay markaaasi lu luqeyneyso.

 

 

Fartuun Birimo ayaa isla durbadiiba lasoo booddo Qoob ka cayaar u badan isruxitaan kaasoo taageerayasha daawanaya ay markiiba jecleystaan iyagoo wada qeyliya qaarkoodka ay miib beelaanba sida ay ugu bogayaan darteed waxaana ay fanaanadu u muuqataa mid ku raaxeysata dheesha ama niikada oo ay ka mid tahay hiwaayadaheeda.

Fanaaniinta Dumarka ayaa inta badan  la siiyaa naaneesyo iyadoo la xasuusto in Fanaanada Nimco Dareen lagu magacaabay Boqorada Dhaantada Nimco Dareen oo aad u jecel darteed sidaas oo kalena waxaa Birimo ay dadka fanka qiimeeya u aqoonsadeen Boqorada Niikada Xiligaan.

Fartuun Birimo ayaa heesaheeda aad ugu raaxeysato iyadoo walina ka waalisa daawasheeda oo markaa aad uga qanca qaabka ay Fartuun iyadoo xamaasadeysan usoo gasho masraxa uguna dagata iyadoo wlai sideeda u ruxeysa jirka oo dhan.

 

Halkaan ka daawo Niikada Fartuun Birimo



 

Jilaa News

info@jilaa.com

- 2011-05-11 12:11:40 jilaa been ma sheegin wlhi, qoftan waa ka tunta masraxa, dheel wee kasee wax daranta.
junuuc cali - 2011-05-11 12:57:50 qoftaan waa reebadiye caadi ah heesan mahana kuwi niikada secamal qoftaan
m.rikza - 2011-05-11 13:09:24 layaab ma ahan birimo iney niikiso waayo taageyro ayey dooneysaa iney hesho waan ugadigaa in ey saan kusocoto walaasheeda nimco waa tii ey ku dhiman rabtey ayadoo masraxd fuusho magaca somaliya ayaan taageersanahay waxaad tihiin dhiigeyna iyo dhacaan keyna maalin ayaaad qaranka wax utari dooontaan calanka waa kii buluuga jilaa.com taariiqda fanaaniinta horey maad nooga sheekeysaaan ?
juuni jidkeeeda - 2011-05-11 15:54:59 junuuc cai sxb qofta mucaarad ayaad ku tahay waa ku aqaanaa lkn qofta sxb markee heesaha qaadeeso inaba caadi maaha lololol lkn wee duqoowday filinkeeda eey ayaa cunay hehehe
shuu shuu - 2011-05-11 16:41:39 yaaaaaaaab anaga araganay nin aduunyo jogoow maxa aragti ku laban wale aqiro wara jiro ilaah hana asturo atgeero aduun ay rabataa tii aqiro wa la ilobay si fican isku rux malin unbaad ka shalay dontaa walahi good lucky sis
Birimo Jecloow - 2011-05-11 20:09:38 woooooooow Fartuun caadi maahan Concert walba waa noo nuurisaa I will next Birimo Concerto , yaa iiisheega duqdaan meelay joogto aan u guuree waa iska fiir fiirsan lahaa
yar - 2011-05-12 02:18:51 waah waah
yarka - 2011-05-12 02:20:21 fartuum walahi way nga keentee alle haka keeno saarka walayaabay alla gabadhu kululaa mash aallah waa nasteexo eegmadu waa naruuro shekadu haye wallo wanu kaa helay wahw ahah
suusan - 2011-05-12 03:45:12 wiq wiq wiq wiq wiq wax fartuun ladhaho oo fiyoow mabafiraan intaan kar gaayay saan lee ahaayeen mugoo hadeyn
fiifi - 2011-05-12 05:03:36 just another professional hooker!!!!!!!!!!!!!!!!
almaas - 2011-05-12 05:24:12 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkhesaha ee qaday hesaha nikada ma ahan jila ma waxas a u taqanin niko so baro fartun niko waxa la raba sida jarerta u nikiso aa la dhaha niko so baro
ahmed - 2011-05-12 07:24:48 waa yaab yaabkiisa sxbyaal ma ahan tii lagu niikinayay ee birimo yaa wax u sheego waxaa la rabaa sidii jareerta oo akale in aad u ruxdo taas baa niiko u naqaanaa haddii kale ha isku ceebeen ee hadii adiga aad u taqaan niiko tanoo kale waa arin kale kkk waala soo bartaa niikada ee shacabka dabo la warejinayo niiko uma naqan kkkkkkkkkkkkkkk
awgeedi shaamboo - 2011-05-12 07:34:49 heeskaan oo qurunka ah maba lagu niikiyee horta waa labartaa cayaarta maba islaha heesta & cayaarta kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
rakuub - 2011-05-12 10:23:14 wooow
rakuub - 2011-05-12 10:26:34 fartuun birimo qof ana caadi aheen waaye asxabta ka dhaafa mucaratnima waayo waa fananada kaliya oo u heesano ninaca niikada nolaaw fartuun birimo from swizarland
rakuub - 2011-05-12 10:31:58 dhinnaca niinka
salmaan - 2011-05-12 10:59:28 cajiib waana yab fartuun birimo waxaan weey diinaa ma ciyaareeysaa misa weey niikineeysaa somaaliyeey niiko ma saan ayaan u naqaanay? waa maya fartuun waxa ay gadeeysaa waa jirkeeda ma ahan hees ama in ay niikineeyso fartuun waxa aan kula talin lahaa in aay soobarato niikada marka hore wargeeyska jilaana waxaa aan u sheegi lahaa in ay ogaa daan fartuun in ay niikineeyso iyo inkale fartuun mataqaano niiko oo waxa ay taagera yaasheda ka gadeysaa waa jirkeda waxaan dhihilaa jilaa waa in ay helaan shaqaalo aad ukala yaqaana fanka dhinac yadiisa oodhan ok bayyyyyyyyyy
jiiga - 2011-05-12 20:52:00 nin walibow waxaad beegata ayaa meel ku yaalo hadii u wanaag ku yahay iyo haduu u xumaan ku yahay waxba ma tari karnee towbada allaah nagu dilo walaasheyn muslimadaana allaah so hanuuniyo meeshaan meel ka qeer badan allaah ugu badalo inta islaam ahna meel toosan allaah ku hago amiin amiin
mohamed - 2011-05-13 09:34:10 birimo caadi maahan gadaal ayay kanooshahay diibka ayay ruxaysa markan daawaday heestan kacsi ayaa idilay wuxu caadi mahan wax guska lala daba faristay istaahishtaa
Baariyow - 2011-06-05 17:41:41 hahahahah war gawadha niiiko kuma ficna dawa malahan Ayada dhan ey is ruxee, wey ciyari kara e dawa la'aan aa heyso Waa ku so ducenaa dheh
Jayna - 2011-06-16 07:46:11 Sonuds great to me BWTHDIK
Melissa - 2011-06-18 10:01:56 I bow down humbly in the presence of such greatnses.
axmed - 2012-02-04 02:27:00 waaw waaw masha alah fartuun birima waa qof jirata masha alah
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
 
 
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween